Dad labaatan kor u dhaafay oo lagu xasuuqay Magaalada Las Tinajas (Sawirro)

Dabley hubaysan ayaa 20 qof ku dilay dagaal ka dhacay gobolka dhibka ka taagan ee galbeedka Mexico Dabley hubeysan ayaa 20 qof ku xasuuqay weerar loo malaynayo inay kooxo gangs ah ka geysteen goob ku taal galbeedka Mexico, mas’uuliyiinta ayaa sheegay in tani ay tahay mid ka mid ah toogasho wadareedyadii ugu xumaa ee dalkaas … Continue reading Dad labaatan kor u dhaafay oo lagu xasuuqay Magaalada Las Tinajas (Sawirro)